Sign in to follow this  
Deeq A.

Kiiskii 2-aad ee Coronavirus oo Soomaaliya Laga Helay

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka caafimaadka ee Soomaaliya Fowsiyo Abiikar oo goordhow shir jaraa’id ku qabatay Muqdisho ayaa sheegtay in magaalada la helay kiis 2-aad ee qabo Coronavirus.

Muwaadinkan oo ka yimid dibadda waxaa uu ku jiraa dadka la karantiilay ee ku jira gacanta dowladda federaalka ah iyada oo intaas raacisay in xaaladdiisa ay hadda degan tahay.

Salaanta in la yareeyo, in gacmaha la dhaqo iyo wacyigelin guud ayey ku baaqday wasiirka.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this