Deeq A. Posted March 25, 2020 Stockholm (SMN) – Sidee loo aasaa Soomaalida u geeryoota Corono Virus ee Dalka Sweden? Waa sidee xaaladihii ugu dambeeyay ee xanuunka dalkaas? Xildhibaan Cali Salaad oo ka mid ah Golaha Deegaanka ee Magaalada Stockholm kana tirsan Gudiga Caafimaadka ayaa ka hadlay arintaas. Wareysi dhinacyo kala duwan taabanaya oo uu uu siiyey Shabakadda Warbaahinta Shabelle ayuu uga warbixinayaa. Hoos ka dhageyso wareysiga https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/03/Wareysi-Swedan-sax.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites