Sign in to follow this  
Deeq A.

Soomaaliya oo guul horleh ka gaartey deyn cafinta

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Bangiga Aduunka iyo Hay’adda Lacagta Caalamka ayaa ku dhawaaqay in Soomaaliya ay ka gudubtay wareega koowaad ee deyn cafinta.

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo soo dhaweeyay hadalkaas ayaa sheegay in ay tahay guul u soo hooyatay dhamaan Ummadda Soomaaliyeed.

Khayre oo wariyeyaasha kula hadlay xafiiskiisa ayaa shaaciyey in ay harsan yihiin shuruudo kale oo ay tahay in waddanka uu soo buuxiyo.

Shir ayuu sheegay in ay yeelan doonan madaxda wadamada lacagta leh Soomaaliya, kaasoo ay go’aan kaga gaari doonan lacagta harsan.

Ugu dambeynti, ra’iisul wasaaraha ayaa meesha ka saarey in dowladdu qorsheyneyso in ay qaadato deyn cusub haddii la dhaafo qaanta haatan lagu leeyahay.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this