Sign in to follow this  
Deeq A.

Al-Shabaab oo sheegatay qaraxii Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Dagaalameyaasha Al-Shabaab ayaa dusha saartay mas’uuliyadda qaraxii galabta ka dhacay Muqdisho.

Warbaahinta ku hadasha afka xarakada ayaa shaacisay in ay weerarka ay ku dileen xubno ka tirsan Dowladda Soomaaliya.

Waxay intaas ku dareen in sidoo kale ay dhaawacyo kasoo gaareen xubno kale oo ka tirsan xukuumadda federaalka ah

Tiradda dhimashadda ayay ku sheegeen sagaal, halka dhaawac ay ku tilmaamtay tirro intaas ka badan oo ah 27.

Dhanka kale, maamulka gobolka Banaadir ayaa shaacisay in weerarkaas lagu dilay afar qof oo shacab ah kuna dhaawacmeen 2.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this