Sign in to follow this  
Deeq A.

Dalka Jabbuuti: Kiisaska Coronavirus oo Kordhay

Recommended Posts

Deeq A.   

Wadanka Jabbuuti ayaa maanta diiwaan geliyey kiisas hor leh oo xanuunka Coronavirus ah kuwaas oo laga helay gudaha wadan , ka dib markii dowladdu horay u karantiishay labo ruux kuwaas la oo lageeyey goobo gaar ah.

 Afhayeenka wasaaradda caafimada dalka Jabuuti  Saalax Banoyta Turaab.ayaa maanta xaqiijiyay 9 qof oo kale  kuwaas uu ku dhacay cudurka Coronavirus, xili uu wareysi siinayey BBC-da, wadanka ayaana wajahayo xalad deg deg oo ku aadan caabuqa Covid-19 .

Kiiskii ugu horreeyay ee cudurka Corona ee laga xaqiijiyay gudaha Jabuuti wuxuu ahaa askari u dhashay Spain oo kamid ahaa ciidammada shisheeye ee ku sugan dalkaas.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this