Sign in to follow this  
Deeq A.

DF oo lagu taageeray go’aankii ay ka qaadatay Masar & Itoobiya

Recommended Posts

Deeq A.   

Qaar ka mid ah shacabka magaalada Muqdisho ayaa ka aragti ka dhiibtay go’aanka dhex-dhexaadnimada ah ee ay dowladda ka qaadatay xiisada Masar iyo Itoobiya.

Dadweynahaan oo la hadlay Shabelle ayaa inta badan boggaadiyey mowqifka ay dowladda federaalka iska taagtay khilaafka wabiga Nile ee u dhexeeya dalalkaasi.

Halkaan hoose ka dhageyso codadka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/03/Shacab-1.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this