Deeq A. Posted March 25, 2020 Xildhibaanada baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku meel mariyey xubnaha guddiga doorashada ee guddoonka golaha wakiilada maamulkaasi. Guddiga oo ka kooban illaa 15 xubnood ayaa waxaa soo xulay guddoomiyaha KMG ee baarlamaanka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Xasan Aalbaro. Sidoo kale guddigaan ayaa ka shaqeyn doono agaasinka doorashada guddoonka cusub ee golaha wakiilada maamulkaasi. Halkaan hoose ka ka aqriso: f View the full article Share this post Link to post Share on other sites