Deeq A. Posted March 24, 2020 Muqdisho (SMN) – Wasaaradda Amniga ayaa war saxaafadeed ay soo saartay ku tilmaamtay waxba kama jiraan wararka sheegaya in Hey’addaha amniga ay abaabuleen weerar ka dhan ah Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif. Hoos ka akhriso bayaanka View the full article Share this post Link to post Share on other sites