Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 24-03-2020

Recommended Posts

Deeq A.   

Qodobada ugu waa weyn barnaamij wareedka galab ee GoobjoogFM ayaa kala ah:

Guddoomiyaha Guddiga Caleema-Saarka Madaxda Galmudug ayaa Galkacyo kula kulmey Xaaf oo diiddan doorashii ka dhacday Dhuusamareeb.

Maamulka Gaaronka Diyaaradaha  Dhuusamareeb ayaa maanta shegay in ay gacanta ku dhigeen qaad laga qaaday Magaalada Muqdisho.

Dumarka Xoogstada ah ee garabkooda ku xamaasha ayaa sharraxay dhibaatoyinka ay kala kulmaan ganacsiga adag ee suuqayada Magaalada.

Taliska xoogga Dalka ee ku sugan Shabeellaha hoose ayaa ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah xarakada Al-shabab.

Safaaradaha Somalida ee Kenya iyo Turkiga ayaa hakiyay shaqoyinkii ay hayeen, cabsi laga qabo faafidda Caabuqa COVID19.

Haddaba halkaan ka dhageyso qodobadaasi oo intaas ka faahfahsan, waxaana soo jeedinaya Cabdiwali Qorane

https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2020/03/Bar-waredka-galbnimo-24-03-2020-ok.mp3

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post

Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this