Deeq A. Posted March 24, 2020 Waxaa weli furan qaar ka mid ah xarumaha waxbarashada ee magaalada Muqdisho, kadib go’aankii ka soo baxay dowladda ee lagu amray in goobahaasi la xiro illaa 5 cisho. Shabelle ayaa ogaatay in Dugsiyada lagu barto Qur’aanka Kariimka ay inta badan furan yihiin, islamarkaana ay duruusta si caadi ah uga socoto. Wariyaheena Zakariye Axmed Muuse (Carab) ayaa u kuur galay, kana diyaariyey warbixinta soo socota. Halkaan hoose ka dhageyso codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/03/War-Zakariye-dugsiyada-quraanka.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites