Deeq A. Posted March 24, 2020 Ugu yaraan illaa 15 qof oo lix ka mid ah ay yihiin Soomaaliya ayaa sacaadihii la soo dhaafay caabuqa Corona ugu geeriyooday gudaha dalka Sweden. Ururka dhaqaaqtiirta ee magaalada Stockholm ee caasimadda dalkaasi ayaa maanta tirada intaasi la’eg warbaahinta u xaqiijiyey. Bashiir Cabdullaahi oo ka mid ah Soomaalida ku dhaqan wadanka Sweden ayaa dhankiisa Shabelle uga warbixiyey, sida ay tahay xaaladda guud. Fayraska Corona oo markii hore ka soo bilowday dalka Shiinaha ayaa haatan fara ba’an ku haya qaaradda Yurub iyo wadama kale oo ku yaalla caalamka Halkaan hoose ka dhageyso codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/03/cc.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites