Sign in to follow this  
Deeq A.

DF oo fashilisay weeraro ay qorsheynayeen Al-Shabaab

Recommended Posts

Deeq A.   

Taliyaha qeybta 60-aad ee ciidanka Xoogga Soomaaliyeed, Janaraal Maxamed Sheekh Cabdullaahi oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inay fashiliyeen weeraro ay Al-Shabaab qorsheynayeen inay ka geystaan deegaano ka tirsan gobollada Baay & Bakool.

Janaraal Maxamed ayaa sheegay in dagaalyahannada Al-Shabaab ay damacsanaayeen in weeraradaasi ay ka fuliyaan deegaanada, Buur-Eyle, Walag iyo Xawaal Barbaar.

Sidoo kale wuxuu hoosta ka xariiqay inay ka hortageen ciidanka Xoogga dalka oo ka war hayey weeraradaasi, sida uu hadalka u dhigay.

Halkaan hoose ka dhageyso codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/03/Taliyaha-qeybta-60aad.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this