Sign in to follow this  
Deeq A.

Diyaarad Laba Maalmood Dul Wareegaysay Gobollada SOOL Iyo Sanaag

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Ceerigaabo)-Diyaarad yar oo ka timid xaga Jabuuti ayaa shalay Isniintii iyo khamiistii hore dul wareegaysay gobollada Sanaag iyo Sool, taas mararka qaarkood joog hoose ku duulaysa.

Diyaaradan oo u muuqatay mid sahan ah ayaa maalmahan dambe dul heehaabaysay gobolada Sool iyo Sanaag, taas oo aan wali la aqoonsan dalka ay diwaangashan tahay.

Diyaaradan ayaa magaceedu yahay Beech 350 Super King Air, Flight Radarkeedu ma sheegayo meesha ay ka timid iyo meesha ay ku socoto iyo wadanka ay ka diwaangashan tahayba.

Illaa hadda kama hadal xukuumadda Somaliland.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this