Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhageyso: Warka Subax ee Goobjoog 24-03-2020

Recommended Posts

Deeq A.   

Qodabada saakay ugu waa weyn warka subax ee GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin

Guddoomiyaha Guddiga Caleema-Saarka Madaxda Galmudug ayaa Galkacyo kula kulmey Xaaf oo diiddan doorashii ka dhacday Dhuusamareeb.

Taliska xoogga Dalka ee ku sugan Shabeellaha hoose ayaa ku dhawaaqay

Safaaradaha Somalida ee Kenya iyo Turkiga ayaa hakiyay shaqoyinkii ay hayeen, cabsi laga qabo faafidda Caabuqa COVID19.

Cudurka CORONA ayaa 6 qof oo Somali ah ku dilay Dalka Sweden, kaddib kiisas cusub oo laga diiwan geliyay dalkaasi.

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee golaha shacabka ayaa shir guddomiyay kulan looga hadlayay dhameystirka heshiiskii nabadeed ee Xeraale.

Soomaliland ayaa karantiishay dhowr iyo toban qof oo looga shakiyay Caabuqa CORONA ee dunida halakeeyay.

Haddaba, halkaan ka dhageyso qodobadaasi oo intaas ka faahfahsan, waxaana soo jeedinaya Jacfar Maxamed

https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2020/03/saakay-iyo-gobjog-24-03-2020-.mp3

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this