Sign in to follow this  
Deeq A.

Soomaaliya Oo Ka Hadashay Mawqifkeeda Xiisadda U Dhaxaysa Dalalka Itoobiya Iyo Masar

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-GarooweSoomaaliya ayaa ka hadashay mawqifkeeda ku aaddan xiisadda u dhexeysa dawladaha Masar iyo Itoobiya ee ku saabsan biyaha Webiga Niilka.

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Amb Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in Soomaaliya dhexdhexaad ka tahay loolanka labada dal ee ku muransan saamiga biyaha Niilka.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this