Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhageyso: Warka Subax ee Goobjoog 23-03-2020

Recommended Posts

Deeq A.   

Qodabada saakay ugu waa weyn warka subax ee GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin

Ciidamada Ammaanka Magalada Galkacyo ayaa saaka halkaasi ka wada howlgallo ka socnaya Xaafadaha qaar ee Magaalada, kaddib dil xalay halkaasi ka dhacay.

Gabadh Somaliyed oo ku sugan Dalka Mareykanka ayaa laga ahelay Caabuqa CORONA.

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug ayaa Dhuusamareeb ka daah furay shir looga hadlayo ka faa’iideysiga mashaariic hormarineed oo laga hergalinayo Magaalooyinka Galmudug.

Maamulka KGS ayaa ka hadlay Qarax miino oo shalay lagu dilay Taliyihii booliska Degmada AFgooye ee Gobolka Shabelaha hoose.

Haddaba, halkaan ka dhageyso qodobadaasi oo intaas ka faahfahsan, waxaana soo jeedinaya Cabdikariin Cali Aadan Raxmo Xasan Maxamed

https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2020/03/saakay-iyo-goobjoog-23-03-2020-.mp3

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this