Deeq A. Posted March 22, 2020 Kulan guud oo looga hadlayey sidii looga hortagi lahaa cudurka Coronavirus ayaa maanta lagu qbatay magaalada Jowhar ee caasimada dowlad goboleedka HirShabelle. Guddi wacyigelin ah oo uu dhowaan magacaabay madaxweyne Maxamed Cabdi Waare ayaa soo qaban qaabiyey kulankaan oo diirada lagu saaray sidii looga hortagi lahaa Corona. Sidoo kale waxaa kulanka ka qeyb galay hay’adaha caafimaadka ee ka howlaglla gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe. Halkaan hoose ka dhageyso codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/03/War-Cali-Taliye-Jowhar.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites