Sign in to follow this  
Deeq A.

HirShabelle oo qabatay shir looga arrinsanayey Corona

Recommended Posts

Deeq A.   

Kulan guud oo looga hadlayey sidii looga hortagi lahaa cudurka Coronavirus ayaa maanta lagu qbatay magaalada Jowhar ee caasimada dowlad goboleedka HirShabelle.

Guddi wacyigelin ah oo uu dhowaan magacaabay madaxweyne Maxamed Cabdi Waare ayaa soo qaban qaabiyey kulankaan oo diirada lagu saaray sidii looga hortagi lahaa Corona.

Sidoo kale waxaa kulanka ka qeyb galay hay’adaha caafimaadka ee ka howlaglla gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.

Halkaan hoose ka dhageyso codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/03/War-Cali-Taliye-Jowhar.mp3

 

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this