Sign in to follow this  
Deeq A.

DF oo laga dalbaday inay guud ahaan joojiso Jaadka Kenya

Recommended Posts

Deeq A.   

Qaar ka mid ah dadka shacabka ah ee ku dhaqan Muqdisho ayaa soo dhoweeyey tallaabadii ay dowladda Soomaaliya ku joojisay duulimaadyada, gaar ahaan qaadka.

Dadweynahaan oo la hadlay Shabelle ayaa sheegay in Soomaaliya aysan wax faa’iido ah ku qabin Jaadka looga keenayo Kenya, iyagoo dalbaday in gabi ahaan la joojiyo.

Halkaan hoose ka dhageyso codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/03/Cod-turki-1.mp3

 

 

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this