Deeq A. Posted March 22, 2020 Qaar ka mid ah dadka shacabka ah ee ku dhaqan Muqdisho ayaa soo dhoweeyey tallaabadii ay dowladda Soomaaliya ku joojisay duulimaadyada, gaar ahaan qaadka. Dadweynahaan oo la hadlay Shabelle ayaa sheegay in Soomaaliya aysan wax faa’iido ah ku qabin Jaadka looga keenayo Kenya, iyagoo dalbaday in gabi ahaan la joojiyo. Halkaan hoose ka dhageyso codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/03/Cod-turki-1.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites