Deeq A. Posted March 22, 2020 Faah faahinno dheeraad ah ayaa laga helayaa kulan looga hadlayey amniga oo maanta lagu qabtay degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud. Kulanka ayaa waxaa diirada lagu soo saaray sidii looga hortagi lahaa dhibaatooyinka amni darro ee ka dhaca inta u dhexeysa degmooyinka Guriceel iyo Matabaan. Sidoo kale waxaa kulanka goob-joog ahaa saraakiisha Booliska ee labadaasi degmo oo ka kala tirsan gobollada Galgaduud iyo Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya. Halkaan hoose ka dhegeyso warbixinta. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/03/War-Cali-Gaab-1.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites