Sign in to follow this  
Deeq A.

Shir looga hadlayey amniga oo lagu qabtay Guriceel

Recommended Posts

Deeq A.   

Faah faahinno dheeraad ah ayaa laga helayaa kulan looga hadlayey amniga oo maanta lagu qabtay degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud.

Kulanka ayaa waxaa diirada lagu soo saaray sidii looga hortagi lahaa dhibaatooyinka amni darro ee ka dhaca inta u dhexeysa degmooyinka Guriceel iyo Matabaan.

Sidoo kale waxaa kulanka goob-joog ahaa saraakiisha Booliska ee labadaasi degmo oo ka kala tirsan gobollada Galgaduud iyo Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya.

Halkaan hoose ka dhegeyso warbixinta.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/03/War-Cali-Gaab-1.mp3

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this