Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 21-03-2020

Recommended Posts

Deeq A.   

Qodobada barnaamij wareedka galabnimo ee GoobjoogFM ugu doorka roon ayaa waxa ay kala yihiin:

Dowladda Somaliya ayaa muddo laba maalmood dib u fasaxday Duulimayada Caalmaiga oo maalmo ka hor la hakiyay.

Dowladaha Soomaliya iyo Ruushka ayaa ka wada hadlay arrimo la xiriira deyn cafinta Dowladda Ruuska ay ku leedahay Somaliya.

Dowladda Itobiya ayaa la sheegay in Ciidamo iyo gaadiid hor leh oo Itoobiyaan ah ayaa jimcihii soo galay gudaha Soomaaliya kadib markii ay ka soo gudbeen magaalada Jigjiga.

Wasaaradda Caafimaadka Dalka ayaa ayaa ku baaqday in sare loo sii qaado wacyi-gelinta bulshada iyo Karaantiilka dadka lagu arko astaamaha lagu garto cudurka CORONA.

Safiirkii Dowladda Somaliya u fadhiyay Dalka Cumaan aya la sheegay in uu ka dhego adeegay warqad ay u dirtay Wasaaradda arrimaha dibadda Somaliya.

Haddaba halkaan ka dhageyso qodobadaasi oo intaas ka faahfahsan, waxaana soo jeedinaya Maxamuud cali Xaaji iyo Fatxi Maxamed Axmed

https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2020/03/Bar-waredka-galabnimo-21-03-2020.mp3

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this