Deeq A. Posted March 21, 2020 Dr Cismaan Maxamuud (Dufle) oo ka mid ah dhaqaatiirta dalka ahna guddoomiyaha guddi hoosaadka caafimaadka, waxbarashada iyo arrimaha bani’aadanimada ee Aqalka Sarea ayaa ka warbixiyey waxa uu yahay Coronavirus, astaamahiisa iyo sida uu ku faafo. Dufle oo wareysi gaar ah siiyey Shabelle ayaa sidoo kale ka hadlay saameeynta ay isku leeyihiin cudurka iyo cimilada, inkastoo ay muhiim tahay in la muujiyo taxadar badan. Caabuqa Corona oo markii hore ka soo bilowday Shiinaha ayaa fara ba’an ku haya caalamka, iyadoo todobadkii la soo dhaafay kiiskii ugu horreeyey laga helay Muqdisho Halkaan hoose ka dhageyso codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/03/cod.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites