Sign in to follow this  
Deeq A.

Beyle oo ka warbixiyey deyn cafinta Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka wasaaradda maaliyadda XFS, Cabdiraxmaan Ducaale (Beyle) oo maanta la hadlay warbaahinta ayaa faah faahin ka bixiyey qorshaha deynta looga cafinayo Soomaaliya.

Beyle ayaa sheegay in dowladda federaalka ay ku guuleystay in inta badan laga cafiyo deymaha, gaar ahaan kuwii ay ku lahaayeen bangiga Afrika iyo midka adduunka.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in 25-ka bishaan hay’adda lacagta adduunka IMF ay Soomaaliya ka cafineyso deyntii ay ku lahayd.

Halkaan hoose ka dhageyso codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/03/Byele.mp3

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this