Sign in to follow this  
Deeq A.

Diyaaradda Ethiopian Airline Oo Maanta Ka Soo Degtay Garoonka Diyaaradaha Hargeysa.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Diyaaradda Ethiopian Airline ayaa maanta ka so degtay garoonka Diyaaradaha Hargeysa.

Ethiopian Airline ayaa baaqatay maalintii khamiistii ee la soo dhaafay mana ay sheegin sababta ay u baajisay safarkaasi.

Wasiirrka arrimaha Dibadda Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Faratoon, oo ku sugan magaalada Addis-ababa ayaa la sheegay in uu gacan ka gaystay sidii Ethiopia Airline u sii wadan lahayd shaqadeeda garoonka Hargeysa inkasta oo aan faahfaahin rasmiya soo bixin.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this