Deeq A. Posted March 21, 2020 Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada oo soo saaray War-saxaafadeed ayaa lagu sheegay in la fasaxay duulimaadyada caalamiga mudda laba maalmood ah. Qoraalka wasaaradda ayaa waxaa lagu sheegay muddadaasi fursad la siin doono muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xaniban dalka dibaddiis, kadibna uu sii socon doono go’aanka xayiraada duulimaadyada caalamiga ah, si looga hortago cudurKa COVID19. Halkaan ka akhiso War-saxaafadeedka. View the full article Share this post Link to post Share on other sites