Sign in to follow this  
Deeq A.

DF oo ka warbixisay heerka uu marayo cudurka Corona

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka caafimaadka Soomaaliya, Fowsiyo Abiikar nuur oo wareysi siisay laanta afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa ka warbixisay xaaladiihii ugu dambeeyey ee heerka uu marayo cudurka Coronavirus oo ka mid ah dhowaan laga helay qof ka yimid dalka dibaddiisa.

Fowsiyo Abiirka Nuur ayaa sidoo kale sheegtay inay ku raad-joogaan dadkii rakaabka ahaa ee la socday diyaaradda keentay muwaadinka laga helay cudurka.

Sidoo kale waxa ay intaasi ku dartay in gacan saar buuxa ay la leeyihiin hay’adda caafimaadka aduunka ee WHO oo ka taageereyso ka hortaga Feyruska Corona.

Halkaan hoose ka dhageyso codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/03/Cod-1-Ismaaciil-Turki.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this