Deeq A. Posted March 21, 2020 Wasiirka caafimaadka Soomaaliya, Fowsiyo Abiikar nuur oo wareysi siisay laanta afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa ka warbixisay xaaladiihii ugu dambeeyey ee heerka uu marayo cudurka Coronavirus oo ka mid ah dhowaan laga helay qof ka yimid dalka dibaddiisa. Fowsiyo Abiirka Nuur ayaa sidoo kale sheegtay inay ku raad-joogaan dadkii rakaabka ahaa ee la socday diyaaradda keentay muwaadinka laga helay cudurka. Sidoo kale waxa ay intaasi ku dartay in gacan saar buuxa ay la leeyihiin hay’adda caafimaadka aduunka ee WHO oo ka taageereyso ka hortaga Feyruska Corona. Halkaan hoose ka dhageyso codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/03/Cod-1-Ismaaciil-Turki.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites