Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirro iyo Xildhibaanno Federaalka Ah oo Soo Dhoweeyey Safarka Deni ee Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirrada iyo xildhibaannada kasoo jeeda Puntland ee ku jira dowladda federaalka ah ayaa war saxaafadeed ay soo saareen ku soo dhoweeyey safarka la filayo inuu Madaxweynaha Puntland ku yimaado Muqdisho kullamana la qaato Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajo iyo ra’isul wasaarihiisa Xasan Kheyre.

Dhanka kale waxaa ay ka hor yimaadeen qaar ka mid ah  qodobbo ku jiray war murtiyeedkii ka soo baxay shirkii wadatashiga Puntland oo magalada Garowe lagu qabtay 15-17 March 2020-ka.

Halkaan Hoose Ka Akhriso.

90760467_210243390198873_2889884786816450560_n.jpg?_nc_cat=103&_nc_sid=b96e70&_nc_ohc=WFdMxd4cjrcAX-LfYYS&_nc_ht=scontent.fmgq1-1.fna&oh=e16478afab1b8ef30b6c933a72296265&oe=5E9C76B0

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this