Sign in to follow this  
Deeq A.

Dawlada Sacuudi Carabiya oo xayiraad hor leh kusoo rogay is-socodka gudaha dalka

Recommended Posts

Deeq A.   
saudiconvid.jpg?w=690&ssl=1

Xukuumadda dalka Sacuudiga ayaa ku dhawaaqday in muddo 14 casho ama labo isbuuc ah xayiraad ay kusoo rogtay is-socodka dalka sababo la xiriira xakameynta cududrka coronavirus.

Dhammaan gaadiidka kala duwan sida diyaaradaha, tareenada, baabuurta iyo ayaa la xayiray maanta oo Jimco ah laga bilaabo,sida ay baahisay warbaahinta dowladda ee SPA.

Dalka Sacuudiga ayaa waxaa laga helay cudurka coronavirus 274 ruux, lamana sheegin wax dhimasho ah oo uu cudurkaasi uu geystay.

Horay ayaa waxaa Sacuudiga uga jiray xayiraadyo dhowr ah, balse tan maanta lagu kordhiyay ayaa sii cakireysay xaaladda isu-socod ee dalkaasi iyo cabsida bulshada ee cudurkaasi.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this