Deeq A. Posted March 20, 2020 Beledwayne (SMN) – Maamulka caasimada gobolka Hiiraan ee Beledwayne ayaa ka warbixiyey qorsheyaal ka socda magaaladaas. Muxumed Cali Maxamed, gudoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda, ayaa sheegay in qorsheyaasha ay ku socdaan si wanaagsan. Qorsheyaasha ayuu caddeeyay inay daaran yihiin xaqiijinta ammaanka iyo ka hortagista falal liddiga ku ah nabad-gelyadda. Isagoo hadalkiisa sii wata, wuxuu caddeeyay in wadashaqeynta kala dhaxeysa shacabka ay wanaagsan tahay, waqti xaadirkaan. Ugu dambeyntii, wuxuu rajo wanaagsan ka muujiyey in ay muddo kooban ku xasilin doono magaalada Beledwayne si horumarka u xoogeysto. View the full article Share this post Link to post Share on other sites