Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Waare oo xilka qaadis iyo Magacaabis ku sameeyay Wasiiro katirsan Hir-Shabeelle

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xilka qaadis ku sameeyay afar katirsan Wasiiradiisa iyo hal Wasiir ku xigeen.

Digreetada magacaabista ee Madaxweyne Waare kasoo baxday waxaa loo cuksaday shaqo gudasho la’aan ay ku sifoobeen Wasiirada iyo wasiir ku xigeenka.

Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare waxaa xilalka afarta wasiir iyo ku xigeenka ku buuxiyay xubno kale oo u arko in ay buuxin karaan xilalkaas.

6-14.jpg?w=1000&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Madaxweyne Waare oo xilka qaadis iyo Magacaabis ku sameeyay Wasiiro katirsan Hir-Shabeelle appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this