Deeq A. Posted March 19, 2020 Muqdisho (SMN) – Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, ayaa ku wargelisay hay’adaha dowladda in muddo ku eg 1da bisha April la hakiyay xaadiridda xafiisyada Shaqaalaha Dowladda , marka laga reebo maamulka iyo howlwadeennada aan looga maarmin xafiisyada, si looga hortaggo faafida fayruska COVID- 19. Shaqaalaha caafimaad ayaan iyagu ku jirin hakinta, si ay u gutaan howl maalmeedkooda iyo la tacaalida faafida. View the full article Share this post Link to post Share on other sites