Sign in to follow this  
Deeq A.

Baarlamaanka 1aad ee K/Galbeed oo la shaaciyey

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Guddiga Farsamada Madaxa Banaan ee soo xulsita Xildhibaannada Baarlamaanka Koofur Galbeed ayaa maanta soo saaray Liiska Xildhibaannada Baarlamaanka Labaad ee dowlad goboleedka Koofur Galbeed.

Xildhibaannada Baarlamaanka labaad ee Koofur Galbeed ayaa ka kooban 95 Xildhibaan, kaasoo ka yar Baarlamaankii hore ee Koofur Galbeed, kaasoo tiradiisa boqol ka badnaa.

Hoos ka akhriso magacyadda

xulista..jpgxulista1.jpgxulista2.jpg

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this