Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 19-03-2020

Recommended Posts

Deeq A.   

Qodobada barnaamij wareedka galabnimo ee GoobjoogFM ugu doorka roon ayaa waxa ay kala yihiin:

Liiska Xildhibaanada Cusub Ee Maamulka Koonfur Galbeed Oo La Soo Saaray

AkhrisoMaxkamadda Ciidamada oo Sii Deysay Masuuliyiin Loo Heystay Dilka Guddoomiye Ka Tirsanaa Maamulka Shabeellaha Hoose

faahfaahino ka soo baxaya dil loo geystay guddoomiyihii deegaakaanka Goofgaduud buureey ee gobalka Baay

Amarkii Dowladda ee Duulimaadyada oo Dhaqan Galay iyo Diyaarad Laga Celiyay Hargeysa

Howlaggalo ay ciidanka dowladda ka sameeyeen qeybo ka mid ah Sabiib iyo Caanoole

Haddaba halkaan ka dhageyso qodobadaasi oo intaas ka faahfahsan, waxaana soo jeedinaya Yuusuf Cabdulaahi Maxamed

https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2020/03/Bar-waredka-galabnimo-19-03-2020.mp3-ok.mp3

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this