Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxay Jubbaland iyo Madasha xisbiyada Muqdisho ka yiraahdeen go’aanadii shirkii Puntland?

Recommended Posts

Deeq A.   

Jubbaland iyo xisbiyada ka dhisan magaalada Muqdisho, ee la baxay Madasha xisbiyada Qaran, ayaa ka hadlay go’aanadii la sheegay in ay ka soo baxeen shirkii Puntland.

Qoraal ka soo baxay Madashada la baxday xisbiyada Qaran ayaa lagu soo dhaweeyey go’aanadaas, waxaana si gaara ah loo bogaadiyey qodobadii ka hadlayey dastuurka, doorashooyinka 2020/2021 iyo shirka saamileyda siyaasadda Soomaaliya.

Dhanka ka kale qoraal ka soo baxay Jubbaland ayaa si buuxda loogu taageeray qodobadii ka soo baxay shirkii wadatashiga Puntland ee shalay ku soo xirmay magaalada Garowe.

Hoos ka akhriso labada qoraal ee Jubbland iyo madasha xisbiyada Muqdisho

FB_IMG_15845438039347602.jpg?w=1000&ssl= FB_IMG_15845438583091363.jpg?w=1000&ssl=

PUNTLAND POST

The post Maxay Jubbaland iyo Madasha xisbiyada Muqdisho ka yiraahdeen go’aanadii shirkii Puntland? appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this