Sign in to follow this  
Deeq A.

Shil khasaare geystay oo ka dhacay duleedka Cadaado

Recommended Posts

Deeq A.   

Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya shil gaari oo saacadihii la soo dhaafay ka dhacay duleedka degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud.

Shilka ayaa yimid, kadib markii gaari Xamuul ah uu ku rogmaday waddada isku xirta deegaanka Godinlabe iyo degmada Cadaado ee gobolkaasi.

Inta la xaqiijiyey waxaa shilkaasi ku dhintay ugu yaraan hal qof, iyadoona ay ku dhawaacmeen tiro kale.

Inta badan gobollada Mudug iyo Galgaduud ayaa waxaa ku soo laa laabta shilalka gaari, iyadoona loo sababeeyo burburka waddooyinka ee gobolladaasi.

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this