Deeq A. Posted March 18, 2020 Caawa oo Khamiis ah waxaa guud ahaan dalka ka bilaaban doono Qur’aan akhris ballaaran, kaas oo socon doono muddo todobaad ah. Ujeedka Qur’aan akhriska ayaa Culimada Soomaaliyeed waxa ay ku sheegeen inuu yahay Alle bari, si uu Ummaddiisa uga xijaabo cudurka Coronavirus. Sheekh C/raxmaan Khaliif Axmed ayaa sheegay in Qur’aan akhriska ay ka bilaabi doonaan masjidka Xaaji Yuusuf, isagoo ugu baaqay dadka Soomaaliyeed inay duceystaan. Halkaan hoose ka dhageyso codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/03/Cod-turki.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites