Sign in to follow this  
Deeq A.

Ethiopia Airline Oo War Ka Soo Saartay Duulimaadyadeedii Somaliland.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Addis Ababa)-Diyaaradda Ethiopian Airlines ayaa soo saartay War cusub oo la xidhiidha duulimaadyadeedii Somaliland.

Diyaaraddu waxay sheegtay in duulimaadyadii caadiga ahaa ee Somaliland ay sidoodii ahaan doonaan, maadaama garoommada diyaaradaha ee Somaliland ay shaqeynayaan.

Hase ahaatee Ethiopiam Arilines waxa kale oo ay sheegtay in ay joojisay duulimaadyadii Soomaaliya, kenya iyo wadamo kale oo caalamka ah.

FB_IMG_1584528062334-678x1024.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this