Sign in to follow this  
Deeq A.

War-murtiyeed:Shirkii Burco uga socday Beelaha Habar-jeclo iyo Garxajis oo la soo gabo-gabeeyay+Go’aamadii ka soo baxay+Sawirro

Recommended Posts

Deeq A.   

War-murtiyeed:Shirkii Burco uga socday Beelaha Habar-jeclo iyo West Burco Clan oo la soo gabo-gabeeyay+Go’aamadii ka soo baxay+Sawirro

Shirkii magaalada Burco uga socday beelaha Habar-jeclo iyo West Burco Clan ayaa goor-dhawayd la soo gabo-gabeeyay.

Gabagabadii shirkan ayaa waxa maanta lagu soo casuumay dhammaan Salaadiinta Guud ee Beelaha Somaliland.

Shirkan oo muddo afar maalmood ah ka socda Huteelka City Plaza ee Magaaladaasi Burco ayaa maanta waxa laga soo saaray go’aamo ka kooban 9 qodob.

6.jpg 5-2.jpg 4-1.jpg 3.jpg 2-1.jpg 1-1.jpg

 War-murtiyeedkii+Go’aamadii ka soo baxay shirka

war1.jpgwar2.jpgwar3.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this