Sign in to follow this  
Deeq A.

Dawladda Jabuuti ayaa xaqiijisay in kiiskii ugu horreeyay ee fayraska Corona lagu arkay Dalkeeda+Dalkuu u dhashay Qofka laga helay

Recommended Posts

Deeq A.   

Fayraska Corona oo gaadhay Jabuuti

geelle-300x166.jpg

Dowladda Jabuuti ayaa xaqiijisay in kiiskii ugu horreeyay ee fayraska Corona lagu arkay dalkaasi.

Wasiirka caafimaadka Jabuuti, Maxamed Warsame Diiriye ayaa BBC-da u xaqiijiyay in qof u dhashay dalka Spain laga helay, kaasoo dalka gaaray 14-kii bishan.

Cudurkan saf-marka ah ayaa maalmo ka hor laga helay dalka Kenya, Itoobiya iyo Soomaaliya.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this