Sign in to follow this  
Deeq A.

R/wasaaraha XFS oo u ambabaxay dalka Itoobiya

Recommended Posts

Deeq A.   

R/Wasaaraha  Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Hassan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa saaka ka dhoofay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho,iyagoo u ambabaxay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.

Wafdiga R/wasaaraha oo ay gariinka diyaaradaha ku sii sagootiyeen xubno ka tirsan dowladda,waxa ay kulamo la xiriira xoojinta xiriirka labada dal la yeelan doonaan madaxda dalka Itoobiya iyo qaar ka mid ah xubnaha safaaradda Soomaaliya ee dalkaasi iyo hoggaamiyaasha bulshada ee halkaasi

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this