Sign in to follow this  
Deeq A.

Akhriso: Warmurtiyeedka Shirweynaha Puntland

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa goordhow la soo saaray war murtiyeedka shirweynaha Puntland iyada oo looga hadlay arrimaha deegaannada Puntland, xiriirka Puntland iyo dowladda dhexe, dastuurka, doorashada, nidaamka federaalka, amniga iyo arrimo kale. Qodobada ugu muhiimsan waxaa ka mid ahaa:

1. In arrimaha dastuurka dib loogu dhigo dowladda soo socota ee 2020/2021.

2. In doorasho qof iyo cod aaney dhici karin sanadkan lana aqbali karin waqti kordhin ku yimaada hey’adaha dastuuriga ah ee dowladda federaalka.

3. In Puntland ay qaadaceyso natiijada haddii aaney qeyb ka noqon wadahadalka Soomaaliya iyo Somaliland.

4. In dhammaan saamileysa siyaasadda isu yimaadaan oo laga tashto doorasho 2020/2021, Puntland ay kaalin ka qaadato.

                                                                 Halkaan Ka Akhriso Isaga oo Dhan

waraqada1-aad.jpg

warqadda2-aad.jpg

warqadda-3-aad.jpg

warqadda-4-aad.jpg

warqadda-5-aad.jpg

warqadda-6-aad.jpg

warqada7-aad.jpg

warqadda-8-aad.jpg

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this