Sign in to follow this  
Deeq A.

Kulan looga hadlayey amniga oo Balanbale ka dhacay

Recommended Posts

Deeq A.   

Kulanka oo u dhexeeyey taliyeyaasha Booliska degmooyinka iyo taliyaha qeybta Booliska Galgaduud ayaa maanta lagu qabtay deegaanka Balanbale ee gobolkaasi.

Intiisa badan waxaa kulanaan diirada lagu saaray sidii talisyada degmooyinka ay isaga kaashaan lahaayeen wax ka qabashada arrimaha ammaanka.

Sidoo kale waxaa kulanka lagu soo qaaday, sidii looga hortagi lahaa colaad beeleedyada ku soo laa laabta gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya.

Halkaan hoose ka dhageyso codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/03/warka-by-gaab-balanbale.mp3

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this