Deeq A. Posted March 17, 2020 Kulanka oo u dhexeeyey taliyeyaasha Booliska degmooyinka iyo taliyaha qeybta Booliska Galgaduud ayaa maanta lagu qabtay deegaanka Balanbale ee gobolkaasi. Intiisa badan waxaa kulanaan diirada lagu saaray sidii talisyada degmooyinka ay isaga kaashaan lahaayeen wax ka qabashada arrimaha ammaanka. Sidoo kale waxaa kulanka lagu soo qaaday, sidii looga hortagi lahaa colaad beeleedyada ku soo laa laabta gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya. Halkaan hoose ka dhageyso codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/03/warka-by-gaab-balanbale.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites