Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirka beeraha XFS oo dhaliil u jeediyey Puntland

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka beeraha XFS, Siciid Xuseen Ciid oo khudbad ka jeedinayey shirka ka socda Garoowe ayaa Puntland ku dhaliilay, sida ay ula macaamisho dowladda dhexe.

Ciid ayaa ugu baaday madaxda Puntland inay nidaam sax ah oo sharciga waafaqsan ay u soo maraan waxyaabaha ay ka rabaan dowladda federaalka.

Sidoo kale wuxuu ka dalbaday Puntland in ay iska ilaaliso, kana fogaato wax kasta oo meel ka dhac ku ah dowladnimada Soomaaliya.

Halkaan hoose ka dhageyso codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/03/Cod-1-Mahad.mp3

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this