Deeq A. Posted March 17, 2020 Wasiirka beeraha XFS, Siciid Xuseen Ciid oo khudbad ka jeedinayey shirka ka socda Garoowe ayaa Puntland ku dhaliilay, sida ay ula macaamisho dowladda dhexe. Ciid ayaa ugu baaday madaxda Puntland inay nidaam sax ah oo sharciga waafaqsan ay u soo maraan waxyaabaha ay ka rabaan dowladda federaalka. Sidoo kale wuxuu ka dalbaday Puntland in ay iska ilaaliso, kana fogaato wax kasta oo meel ka dhac ku ah dowladnimada Soomaaliya. Halkaan hoose ka dhageyso codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/03/Cod-1-Mahad.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites