Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidanka Xoogga Soomaaliya oo la wareegay Janaale

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Taliyaha ciidanka dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeyo Guuto Cabdixamiid Maxamed Dirir ayaa shaaca ka qaaday in ciidamada xoogga dalka ay si rasmi ah ula wareegeen magaalada Janaale ee gobolka Shabeelaha Hoose, halkaasi oo ay kala wareegeen Al-Shabaab.

Sareeyo Guuto Cabdixamiid Maxamed Dirir ayaa sheegay in ciidanka ay si buuxdo gacanta ugu dhigeen Janaale, isagoo intaa ku daray in ciidamada ammaanka ay wadaan baaritaano dheeraad ah.

Taliyaha ayaa ugu baaqay shacabka ku nool Janaale inay xoojiyaan la shaqeynta ciidanka amniga.

88166335_2673078672790224_2480984895006965760_o.jpg?fit=960%2C640&ssl=1Image may contain: 1 person, standing and outdoorImage may contain: 4 people, people standing and outdoorImage may contain: one or more people, people standing and outdoor

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this