Deeq A. Posted March 16, 2020 Taliska ciidanka qeybta 27-aad ayaa ku baxay shaqaaqo dhowaan sababtay dil oo ka dhacaday xadka gobolka Hiiraan uu la leeyayay Ismamulka Soomaalida Itoobiya. Saraakiisha ku baxday shaqaaqada oo uu hoggaminayay abaanduulaha qeybta, General ; Saalax Yacquub iyo saraakiil kale ayaa waxay socdaalkooda ku tageen deegaannda Kabxanleey, Burdhiinle Feer-feer, waxanay kulamo la yeesheen odayaasha dhaqanka iyo maamulka deegaanka Soomaalida Itoobiya. Abaanduulaha qeybta oo warbaahinta lahadlay ayaa waxaa uu sheegay in ciidamada dowladda ay ku raad joogan kooxdii dilka fulisay, waxuuna ismamulka iyo odayaasha deegaanka ka dalbaday inay ka qeyb qaataan soo qabashada raggaasi. View the full article Share this post Link to post Share on other sites